caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Tur, aayadda 11

Makka · kala horreynta soo dejinta 76 · 52:11

فَوَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub11. Hoog waxaa leh Maalinkaas kuwa (Xaqa) beeniya (ee nabad diidka ah).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70