caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Adh-Dhaariyat, aayadda 43

Makka · kala horreynta soo dejinta 67 · 51:43

وَفِى ثَمُودَ إِذْ قِيلَ لَهُمْ تَمَتَّعُوا۟ حَتَّىٰ حِينٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub43. Reer Thamuudna (calaamo baa ku sugan lagu waano qaato), markii lagu yidhi: Raaxeysta in muddo yar ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70