caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Adh-Dhaariyat, aayadda 22

Makka · kala horreynta soo dejinta 67 · 51:22

وَفِى ٱلسَّمَآءِ رِزْقُكُمْ وَمَا تُوعَدُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub22. Samada yuuna jiraa risiqiinna iyo waxa la idiin yaboohay.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70