caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Maaida, aayadda 47

Madiina · kala horreynta soo dejinta 112 · 5:47

وَلْيَحْكُمْ أَهْلُ ٱلْإِنجِيلِ بِمَآ أَنزَلَ ٱللَّهُ فِيهِ وَمَن لَّمْ يَحْكُم بِمَآ أَنزَلَ ٱللَّهُ فَأُو۟لَٰٓئِكَ هُمُ ٱلْفَٰسِقُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub47. Ee ehlu Injiilka wax ha ku garsooreen waxa Alle ku soo dejiyey [17]. Qofkiina aan wax ku garsoorin wuxuu Alle soo dejiyey, kuwaas weeye kuwa ah caasiyiinta.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70