caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Maaida, aayadda 103

Madiina · kala horreynta soo dejinta 112 · 5:103

مَا جَعَلَ ٱللَّهُ مِنۢ بَحِيرَةٍ وَلَا سَآئِبَةٍ وَلَا وَصِيلَةٍ وَلَا حَامٍ وَلَٰكِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ يَفْتَرُونَ عَلَى ٱللَّهِ ٱلْكَذِبَ وَأَكْثَرُهُمْ لَا يَعْقِلُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub103. Ma uusan amrin Alle (yeelashada) Baxiirah [20] ama Saa’ ibah [21] ama Wasiilah [22] ama Xaam [23] gaaladuse waxay ka been sheegaan Alle, badankooduna ma laha garasho.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70