فَإِنَّمَا يَسَّرْنَٰهُ بِلِسَانِكَ لَعَلَّهُمْ يَتَذَكَّرُونَ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub58. Waxaan uun ugu fududaynay Qur’aanka carrabkaaga inay ku waantoobaan.