caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ad-Dukhaan, aayadda 29

Makka · kala horreynta soo dejinta 64 · 44:29

فَمَا بَكَتْ عَلَيْهِمُ ٱلسَّمَآءُ وَٱلْأَرْضُ وَمَا كَانُوا۟ مُنظَرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub29. Uma ay ooyin samada iyo arladu, lamana siin wax fursad (kansho) ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70