caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 68

Makka · kala horreynta soo dejinta 63 · 43:68

يَٰعِبَادِ لَا خَوْفٌ عَلَيْكُمُ ٱلْيَوْمَ وَلَآ أَنتُمْ تَحْزَنُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub68. Addoomahaygiiyoow! Cabsi ma aha korkiinna maanta, mana murugooneysaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70