caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 62

Makka · kala horreynta soo dejinta 63 · 43:62

وَلَا يَصُدَّنَّكُمُ ٱلشَّيْطَٰنُ إِنَّهُۥ لَكُمْ عَدُوٌّ مُّبِينٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub62. Yuu idinka leexin shaydaanka (Jidka), hubaal wuxuu idiin yahay cadow iska cad.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70