caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 34

Makka · kala horreynta soo dejinta 63 · 43:34

وَلِبُيُوتِهِمْ أَبْوَٰبًا وَسُرُرًا عَلَيْهَا يَتَّكِـُٔونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub34. Guryahoodana albaabbo (fiddo ah) iyo sariiro 'sare'ay korkooda ku dangiigsadaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70