caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 3

Makka · kala horreynta soo dejinta 63 · 43:3

إِنَّا جَعَلْنَٰهُ قُرْءَٰنًا عَرَبِيًّا لَّعَلَّكُمْ تَعْقِلُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Hubaal Annagaa (Alle ah) ka yeellay Qur’aan af Carabi ah, si aad u fahantaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70