caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Nisaa, aayadda 50

Madiina · kala horreynta soo dejinta 92 · 4:50

ٱنظُرْ كَيْفَ يَفْتَرُونَ عَلَى ٱللَّهِ ٱلْكَذِبَ وَكَفَىٰ بِهِۦٓ إِثْمًا مُّبِينًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub50. Fiiri, siday uga been sheegaan Alle, arrinkani baana ugu filan denbi cad.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70