caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Nisaa, aayadda 158

Madiina · kala horreynta soo dejinta 92 · 4:158

بَل رَّفَعَهُ ٱللَّهُ إِلَيْهِ وَكَانَ ٱللَّهُ عَزِيزًا حَكِيمًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub158. Mayee! Alle baa kor u qaaday (jidh iyo ruuxba) Xaggiisa. Alle waa Adkaade, Xakiim ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70