caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Nisaa, aayadda 145

Madiina · kala horreynta soo dejinta 92 · 4:145

إِنَّ ٱلْمُنَٰفِقِينَ فِى ٱلدَّرْكِ ٱلْأَسْفَلِ مِنَ ٱلنَّارِ وَلَن تَجِدَ لَهُمْ نَصِيرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub145. Munaafiqiintu [55] waxay ahaan dabaqa u hooseeya ee Naarta; umana heli doontid gargaare (shafeece Aakhirada).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70