caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Az-Zumar, aayadda 14

Makka · kala horreynta soo dejinta 59 · 39:14

قُلِ ٱللَّهَ أَعْبُدُ مُخْلِصًا لَّهُۥ دِينِى

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub14. Dheh: Alle keliyaan caabudi anigoo u daacad ah waxbana la wadaajin cibaadada.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70