caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Saad, aayadda 80

Makka · kala horreynta soo dejinta 38 · 38:80

قَالَ فَإِنَّكَ مِنَ ٱلْمُنظَرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub80. (Alle) wuxuu yidhi: Waxaad ka mid tahay kuwa la sugayo (fursad la siin).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70