caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Saad, aayadda 64

Makka · kala horreynta soo dejinta 38 · 38:64

إِنَّ ذَٰلِكَ لَحَقٌّ تَخَاصُمُ أَهْلِ ٱلنَّارِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub64. Hubaal arrinkani waa xaq aan shaki lahayn - waa doodda ehlu Naarka.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70