caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Saad, aayadda 55

Makka · kala horreynta soo dejinta 38 · 38:55

هَٰذَا وَإِنَّ لِلطَّٰغِينَ لَشَرَّ مَـَٔابٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub55. Waa sidaase! Xadgudbayaashana waxaa xaqiiq sugaya rug laabasho xun.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70