caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 44

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:44

عَلَىٰ سُرُرٍ مُّتَقَٰبِلِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub44. Sariiro sarreeya korkooda is qaabilsan fool ka fool (si farxad iyo reyn reyn leh).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70