caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 36

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:36

وَيَقُولُونَ أَئِنَّا لَتَارِكُوٓا۟ ءَالِهَتِنَا لِشَاعِرٍ مَّجْنُونٍۭ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub36. Iyagoo leh: Ma waxaan isaga dayn ilaahyadayada gabyaa Jinnoole ah?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70