caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 31

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:31

فَحَقَّ عَلَيْنَا قَوْلُ رَبِّنَآ إِنَّا لَذَآئِقُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub31. Sidaas awgeed waxaa nagu dhaboobay Qawlka Rabbigeen, xaqiiq waanu dhadhamin (Cadaabka).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70