caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 19

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:19

فَإِنَّمَا هِىَ زَجْرَةٌ وَٰحِدَةٌ فَإِذَا هُمْ يَنظُرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub19. Waa uun afuuf mar keliya ah (buunka), markaasay (ka soo bixi qubuuraha) iyagoo wax eegi.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70