caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 177

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:177

فَإِذَا نَزَلَ بِسَاحَتِهِمْ فَسَآءَ صَبَاحُ ٱلْمُنذَرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub177. Markase uu ku soo dego ardaagooda, waxaa xumaan subaxa kuwa loo digay.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70