caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 150

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:150

أَمْ خَلَقْنَا ٱلْمَلَٰٓئِكَةَ إِنَٰثًا وَهُمْ شَٰهِدُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub150. Mise ma waxaan abuurnay malaa'igta dheddig ahaan, iyaguna ay goob joog ka ahaayeen?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70