caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yaseen, aayadda 80

Makka · kala horreynta soo dejinta 41 · 36:80

ٱلَّذِى جَعَلَ لَكُم مِّنَ ٱلشَّجَرِ ٱلْأَخْضَرِ نَارًا فَإِذَآ أَنتُم مِّنْهُ تُوقِدُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub80. Waa Kan idiinka yeelay geedka cagaaran dab oo markaas aad hursataan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70