caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yaseen, aayadda 49

Makka · kala horreynta soo dejinta 41 · 36:49

مَا يَنظُرُونَ إِلَّا صَيْحَةً وَٰحِدَةً تَأْخُذُهُمْ وَهُمْ يَخِصِّمُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub49. Ma sugayaan (gaaladu) wax kale aan aheyn hal Qaylo [10], qabaneysa iyagoo murmi.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70