caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yaseen, aayadda 27

Makka · kala horreynta soo dejinta 41 · 36:27

بِمَا غَفَرَ لِى رَبِّى وَجَعَلَنِى مِنَ ٱلْمُكْرَمِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub27. Sida Rabbigay iigu denbi dhaafay, oo uu iiga mid yeelay kuwa la sharfay!
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70