caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yaseen, aayadda 21

Makka · kala horreynta soo dejinta 41 · 36:21

ٱتَّبِعُوا۟ مَن لَّا يَسْـَٔلُكُمْ أَجْرًا وَهُم مُّهْتَدُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub21. Raaca kuwo aan idin weydiisan wax abaal gud ah, oo hanuunsan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70