caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Faatir, aayadda 16

Makka · kala horreynta soo dejinta 43 · 35:16

إِن يَشَأْ يُذْهِبْكُمْ وَيَأْتِ بِخَلْقٍ جَدِيدٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub16. Hadduu doono, wuu idin tegsiin, oo keeni uun cusub.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70