caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Saba, aayadda 18

Makka · kala horreynta soo dejinta 58 · 34:18

وَجَعَلْنَا بَيْنَهُمْ وَبَيْنَ ٱلْقُرَى ٱلَّتِى بَٰرَكْنَا فِيهَا قُرًى ظَٰهِرَةً وَقَدَّرْنَا فِيهَا ٱلسَّيْرَ سِيرُوا۟ فِيهَا لَيَالِىَ وَأَيَّامًا ءَامِنِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub18. Waxaana yeellay dhexdooda Iyaga iyo magaalooyinkii aan barakaynnay magaalooyin (kale) ee muuqda [8], waxaana qaddarnay socodkooda halkaa [9], (Annagoo ku nidhi): Ku socdaala habeenno iyo maalmoba idinkoo nabad ah".
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70