caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ahzaab, aayadda 8

Madiina · kala horreynta soo dejinta 90 · 33:8

لِّيَسْـَٔلَ ٱلصَّٰدِقِينَ عَن صِدْقِهِمْ وَأَعَدَّ لِلْكَٰفِرِينَ عَذَابًا أَلِيمًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Si uu (Alle) wax uga weydiiyo run sheegyaasha runtooda [6], Wuxuuna u diyaariyey gaalada cadaab xanuun badan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70