caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ahzaab, aayadda 61

Madiina · kala horreynta soo dejinta 90 · 33:61

مَّلْعُونِينَ أَيْنَمَا ثُقِفُوٓا۟ أُخِذُوا۟ وَقُتِّلُوا۟ تَقْتِيلًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub61. Waa la nacladay, meel kastoo laga helo, waa la qab-qaban oo la layn leyn daran.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70