caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ahzaab, aayadda 54

Madiina · kala horreynta soo dejinta 90 · 33:54

إِن تُبْدُوا۟ شَيْـًٔا أَوْ تُخْفُوهُ فَإِنَّ ٱللَّهَ كَانَ بِكُلِّ شَىْءٍ عَلِيمًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub54. Haddaad muujisaan wax ama qarisaan, hubaal Alle wax walba wuu Og yahay.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70