caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ahzaab, aayadda 21

Madiina · kala horreynta soo dejinta 90 · 33:21

لَّقَدْ كَانَ لَكُمْ فِى رَسُولِ ٱللَّهِ أُسْوَةٌ حَسَنَةٌ لِّمَن كَانَ يَرْجُوا۟ ٱللَّهَ وَٱلْيَوْمَ ٱلْـَٔاخِرَ وَذَكَرَ ٱللَّهَ كَثِيرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub21. Waxaa idiinku sugan Rasuulka Alle tusaale wanaagsan [17] uu raaco mid kastoo rajeeya (la Kulanka) Alle iyo Maalinta Aakhiro, oo xusa Alle in badan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70