caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Aal-i-Imraan, aayadda 158

Madiina · kala horreynta soo dejinta 89 · 3:158

وَلَئِن مُّتُّمْ أَوْ قُتِلْتُمْ لَإِلَى ٱللَّهِ تُحْشَرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub158. Haddaad dhimataan ama la idin dilo, hubaal Alle Xaggiisaa la idiin soo kulmin.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70