caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Aal-i-Imraan, aayadda 138

Madiina · kala horreynta soo dejinta 89 · 3:138

هَٰذَا بَيَانٌ لِّلنَّاسِ وَهُدًى وَمَوْعِظَةٌ لِّلْمُتَّقِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub138. Kanu (Qur’aanku) waa hadal u cad dadka, waana u hanuun iyo waano kuwa Alle ka cabsada (ee iska jira xumaha).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70