caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qasas, aayadda 65

Makka · kala horreynta soo dejinta 49 · 28:65

وَيَوْمَ يُنَادِيهِمْ فَيَقُولُ مَاذَآ أَجَبْتُمُ ٱلْمُرْسَلِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub65. (Xus) Maalinta uu (Alle) u yeedhi oo odhan: Maxaad ugu jawaabteen Rusushii?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70