caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 62

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:62

قَالَ كَلَّآ إِنَّ مَعِىَ رَبِّى سَيَهْدِينِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub62. (Muuse) wuxuu yidhi: Ma jirto. Waxaa ila jira Rabbigay, wuxuu i tusi jid aan ka baxo.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70