caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 53

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:53

فَأَرْسَلَ فِرْعَوْنُ فِى ٱلْمَدَآئِنِ حَٰشِرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub53. Markaasuu Fircoon u diray magaaloo- yinka kuwo soo kulmiya (askartiisii).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70