caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 45

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:45

فَأَلْقَىٰ مُوسَىٰ عَصَاهُ فَإِذَا هِىَ تَلْقَفُ مَا يَأْفِكُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub45. Markaasuu tuuray Muuse ushiisii, mise waxay guratay oo liqliqday waxay been maleegeen.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70