caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 225

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:225

أَلَمْ تَرَ أَنَّهُمْ فِى كُلِّ وَادٍ يَهِيمُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub225. Miyaadan arag inay tog kasta la wareegeystaan (wareer ku jira, iyagoo ku ammaana dad run iyo beenba)?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70