قَالَ إِنِّى لِعَمَلِكُم مِّنَ ٱلْقَالِينَ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub168. (Luud) wuxuu yidhi: Anigu waxaan ka mid ahay kuwa diiddan ee neceb camalkiinna (xun).