caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 119

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:119

فَأَنجَيْنَٰهُ وَمَن مَّعَهُۥ فِى ٱلْفُلْكِ ٱلْمَشْحُونِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub119. Markaasaan badbaadinnay isaga iyo intii kula jirtayba Doonidii buuxday.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70