caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 113

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:113

إِنْ حِسَابُهُمْ إِلَّا عَلَىٰ رَبِّى لَوْ تَشْعُرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub113. “Xisaabtoodu waxaa leh oo keliya Rabbigay, haddaad garanaysaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70