caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 111

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:111

قَالُوٓا۟ أَنُؤْمِنُ لَكَ وَٱتَّبَعَكَ ٱلْأَرْذَلُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub111. Waxay yidhaahdeen: Ma adigaan ku rumaysannaa iyagoo kuwii u liitay (dadka) ay ku raaceen?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70