caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Furqaan, aayadda 56

Makka · kala horreynta soo dejinta 42 · 25:56

وَمَآ أَرْسَلْنَٰكَ إِلَّا مُبَشِّرًا وَنَذِيرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub56. Kuuma aanu soo dirin (Nabi Muxammadow) waxaan ahayn inaad bishaareeye iyo dige ahaato.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70