caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Furqaan, aayadda 51

Makka · kala horreynta soo dejinta 42 · 25:51

وَلَوْ شِئْنَا لَبَعَثْنَا فِى كُلِّ قَرْيَةٍ نَّذِيرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub51. Haddaan doonno, waxaan u soo diri laheyn magaalo walba dige [26].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70