caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Furqaan, aayadda 14

Makka · kala horreynta soo dejinta 42 · 25:14

لَّا تَدْعُوا۟ ٱلْيَوْمَ ثُبُورًا وَٰحِدًا وَٱدْعُوا۟ ثُبُورًا كَثِيرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub14. (Waxaa la odhan): Ha u yeedhannina maanta halaag keliya, ee u yeedha halaag badan [5].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70