caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Furqaan, aayadda 12

Makka · kala horreynta soo dejinta 42 · 25:12

إِذَا رَأَتْهُم مِّن مَّكَانٍۭ بَعِيدٍ سَمِعُوا۟ لَهَا تَغَيُّظًا وَزَفِيرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub12. Markay (Naartu) ka aragto meel fog, waxay ka maqlaan cadho daran iyo cartan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70