caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Noor, aayadda 34

Madiina · kala horreynta soo dejinta 102 · 24:34

وَلَقَدْ أَنزَلْنَآ إِلَيْكُمْ ءَايَٰتٍ مُّبَيِّنَٰتٍ وَمَثَلًا مِّنَ ٱلَّذِينَ خَلَوْا۟ مِن قَبْلِكُمْ وَمَوْعِظَةً لِّلْمُتَّقِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub34. Waxaan idiin soo dejinnay Aayado cad cad [24], iyo tusaale kuwii tegay hortiin, iyo waanada kuwa (ka) dhowrsada (xumaha).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70